caddilan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)Wax la caddilay noqosho.
caddilan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)Wax la caddilay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddilan ↴
caddil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Wax caddilan ka dhigid.
caddilmid [m.f.dh]
eeg caddilan¹.
caddilnaan [m.f.dh]
eeg caddilan². ld caddilnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg