Cadgo'

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhibaato hakisa dhaqdhaqaaqa; muruqgo'..

Cadgo'

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-'ay, -'day)

Muruqyada, dhibaato xanuun leh oo hakisa dhadhaqaaqa ku dhicid; muruqgo'..

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cadgo'

cadgo' | cadgo' | cadgo'id |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg