Cagabbeel

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Hanti yar oo la siiyo qof baadi doonay.

Cagabbeel

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)

Ku c.: qof, baadidoon daal badan kala kulmid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cagabbeel

cagabbeelid | cagabbeelis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg