Cagadhigo
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-gtay, -gatay)1. (f.g) Wax duulaya sida haad, dayuurad iwm dhulku degid. 2. (f.mg) Nafley socota ama caraysan xasilid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cagadhigo ↴
cagadhigasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg