Cagafcagaf
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-fyo, m.dh)Gaari xoog badan, leh lugo rabar ama bir ah oo beeraha lagu falo ama lagu geed qaado.
Cagafcagaf
Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:C. leh: cod lagu muujiyo meermeeridda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cagafcagaf ↴
yaanbo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg