Cagaggubyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Kulka cagta nafleydu dareento markay kulaylka qorraxdu ku dhacdo ciidda. ld cagagubad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cagaggubyo

cagaggubyoo | cagaggubyood | cagagubad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg