cagajugle
(m.l)

1. Dhaar iyo handadaad cid loo jeediyo si loo cabsi geliyo. 2. ld cagajugleyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cagajugle

cagajuglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
U c.: qof si loo cabsi geliyo dhaar iyo handadaad u jeedin.

cagajugleyn [m.f.dh]
eeg cagajuglee. ld cagajugle (2).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg