Cagasaar
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.dh)Meel la korayo ama laga degayo meelaheeda kala korreeya ee cagta la sii saarto.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cagasaar ↴
jaranjaro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg