Cajab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Yaab.

Cajab

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

La c.: wax la yaabid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cajab

cajabi | cajabid | cajabin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg