Cajuus
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-siin/-syo, m.dh)Nin aad u gaboobay oo leh dhaqan la dhibsado.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cajuus ↴
cajuusad | cajuuso | cajuusoobid | cajuusow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg