cajuusad
(m.dh)

Naag aad u gabowday oo leh dhaqan la dhibsado. ld cajuuso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cajuusad

cajuuso [m.dh] (-ooyin, m.l)
ld cajuusad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg