Calaamadaysan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Wax la calaamadeeyey ahaansho. ld calaamadsan, calaamaysan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga calaamadaysan ↴
calaamadaysnaan | calaamadsan | calaamaysan | layn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg