Calanwallee
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)1. Calan ruxid. 2. Muddo barwaaqo iyo rayrayn ku noolaasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga calanwallee ↴
calanwalleyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg