Calaqad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Nin madax ka ah ciyaarta mingiska.

Calaqad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Haweeney madax ka ah ciyaarta mingiska.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga calaqad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg