Caloolacaddee
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)Nafley galgalasho hadba caloosha la soo kor-marinayo samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caloolacaddee ↴
case |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg