Calooshi-ushaqayste
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(calooshood-ushaqaystayaal, m.l) Qof loo kireysto dil, dhac, qarbudaad iwm.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga calooshi-ushaqayste ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg