Cambaarmadow

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cambaar aad u cuncun badan; goosato.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cambaarmadow

goosato |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg