Cambaarow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

1. Wax cambaar ku dhacday noqosho. 2. Wax la dhaleeceeyay noqosho (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cambaarow

cambaaroobid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg