Cambarshe
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-shayaal, m.l/dh)1. Qalab qaab bil leh, lacag ka samaysan, shunufyo ka laalaadaan oo haweenku qoorta ku xirtaan. 2. Uunsi cambar lagu daray. 3. Nooc cambarka ka mid ah oo aan qiimo badan lahayn. ld canbarshe.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cambarshe ↴
canbarshe |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg