Cammee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)1. Cid khayaamayn. 2. Cid indhatirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cammee ↴
cammayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg