Cananaas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Geed ka baxa kulaylaha oo dhala buruq kuusan, macaan oo korka ku leh qolof kurtumo leh, madaxa sarena caleemo dhuudhuuban oo adag.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cananaas ↴
malmalaaddo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg