Candhakarsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Candho xoolaad wax aad u dararay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga candhakarsan

candhakarsanaan | candhakarsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg