Candhee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-dheeyay, -dhaysay)

1. Neef irmaan candho keenid. 2. Neef sid dhaweeyey gor yeelasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga candhee

candhayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg