Canshuurqaade
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)Qof dadweynaha ka soo ururiya canshuurta. ld canshuurqaad (2), cashuurqaade.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga canshuurqaade ↴
canshuurqaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg