Cantatab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (-byo, m.dh) Qof aad u da'weyn oo caqligiisu doorsoomay. 2. C. ah: hadal aan milgo lahayn oo cabsi, argagax iwm keenaan. ld catatab¹.
Cantatab
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Cabsi darteed, si jaahwareersan oo aan caqligal ahayn u hadlid. ld catatab².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cantatab ↴
cantatabid | catatab | catatab | catatabid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg