caqliceli
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)U c.: cid waxay samayn lahayd ka waanin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caqliceli ↴
caqlicelin [m.f.dh]
eeg caqliceli.
naseexo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Talo daacad ah oo cid loo jeediyo; waano; caqlicelin. 2. Daacadnimo. ld nasteexo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg