Carbar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xaaladda neef baahan oo cabbay biyo aad u dhanaan oo maqaarkiisa iyo hilibkiisa biyo kala dhex gelaan.

Carbar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Neef baahan oo biyo cabbay xalxalid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carbar

carbarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg