Carmal

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Haweenay la guursaday oo la furay ama ninkii ka dhintay; garoob.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carmal

carmali | carmaloobid | carmalow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg