casal
(m.l)

Malab.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh casal

macasalaamee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
Qof laga tegayo sii nabadgelyeyn.

macasalaameyn [m.f.dh]
eeg macasalaamee. ld macasalaameys.

macasalaameys [m.l]
ld macasalaameyn.

macasalaamo [m.dh]
Nabadgelyo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg