Casamar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qaylo badan oo wax lagu cayrinayo.
Casamar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Wax qaylo ku cayrin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga casamar ↴
casamarid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg