Cashi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cudur xoolaad ka dhasha deriskunoosha oo cad iyo caano yareeyaan ku rido.

Cashi

Qaabnaxa: Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/-isay;-iyi)

Xoolo cudur deriskunool ka dhasha oo ay la cad iyo caano yareeyaan ku dhicid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cashi

cashibbax | cashibbax | cashibbixi | cashibbixid | cashibbixin | cashibbixis | cashiiraysad | cashiiraysasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg