Casiimo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Qoraallo iyo akhrisyo diini oo loola jeedo in cid lagu waxyeelleeyo; asmo. ld casiimad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga casiimo ↴
casiimad | casiimaysan | casiimee | qabsan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg