Catir
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)Cad maro ah oo carka lagaga baabbi'iyo weel la culay. ld cartir¹.
Catir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -risay)Weel la culay, cad maro ah ama mayrax carka uga bi'in. ld catir², catiree.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga catir ↴
bulay | cartir | cartir | cartiran | cartirid | cartirnaan | cartirnaansho | catiran |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg