Cawaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(cawaan, m.dh) 1. Dad jaahil ah oo aan diin lahayn. 2. Qof, qof kale hiil iyo hooba la garab taagan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cawaan

cawaandi | cawaannimo | cawaansad | cawaansasho | cawaansi | cawaanso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg