cawadhaxmee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-meeyay, -meysay)

Meel loo socdo hal habeen u dhixid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawadhaxmee

cawadhaxmeyn [m.f.dh]
eeg cawadhaxmee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg