Cawar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Nooc ka mid ah libaax badeedka oo aad halis u ah. 2. Qof il la'ama nabar ku leh. ld cawir¹.
Cawar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Nafley dhaawac gaarsiin. 2. Nafley iftiin weyn, indhaha uga qabasho. ld cawir².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cawar ↴
cawaraad | cawaran | cawaran | cawarid | cawarmid | cawarnaan | cawarnaansho | cawarnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg