Cawaran
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)Wax la cawiray noqosho. ld cawiran¹.
Cawaran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Wax la cawiray ahaansho. ld cawiran².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cawaran ↴
cawarmid | cawarnaan | cawiran | cawiran |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg