cawllan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

ld cawlan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawllan

cawlan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax midab cawl ah leh ahaansho. ld cawllan.

cawllanaan [m.dh]
ld cawlnaan.

cawllanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld cawlnaan.

cawlnaan [m.f.dh]
eeg cawlan. ld cawllanaan, cawllanaansho, cawlnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg