Cawlwareershe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Geednagaar leh miro kuuskuusan, caleemo yaryar iyo laamo jiljilicsan, oo nafleyda daaqda ay ku wareerto. 2. Miraha caduurka inta aanay bislaan. ld cawlawareershe.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cawlwareershe

cawlawareershe |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg