Cayaarsii
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)1. Wax ciyaar ku madaddaalin. 2. Qof tababbarid (askaro). ld ciyaarsii.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cayaarsii ↴
cayaarsiin | cayaarsiis | ciyaarsii | ciyaarsiin | ciyaarsiis | dabbaaldeg |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg