Caymo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. In ka samatabaxday hanti burbur ku dhacay. 2. Kaalmo aan badnayn oo la siiyo cid hantidii ay lahayd dhaaftay. ld caynaano.

Caymo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-yntay, -ymatay)

1. Wax halis ka samatabixid. 2. Xoolo lumay ama la dhacay in yar ka badbaadid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caymo

caymasho | caynaani | caynaano |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg