Caynsane
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)Bayd faal oo madaxa iyo manjaha min laba ka ah, labada hogood oo dhexda ahna min hal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caynsane ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg