Caynso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

1. Hanti, caymis ka diiwaan gashasho. 2. Rati, cayn ku xirasho. 3. Hanti, dhibaato ka badbaadsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caynso

caynsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg