Ceegaag

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld ceegaagid.

Ceegaag

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

C./ka c.: balli, weel, xero iwm buuxid (biyo, caano, xoolo iwm).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ceegaag

ceegaagid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg