Ceelalyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:Qofka ama dadka xoolaha aroor ah uga sii hora mara ceelka si uu ugu diyaariyo kaalin iyo biyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ceelalyo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg