Ceemad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Harag sida jawaanka loo tolay oo lagu gurto badarka, alaabta iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ceemad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg