Ceeriintahan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nooc ka mid ah libaax badeedka waaweyn, midab madow leh, halis ah oo u eg hambabarrada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ceeriintahan


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg