Ceesaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)Orgi sannad jir ah.
Ceesaan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-aamo, m.l)Dheddig ari cad oo aan weli curan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ceesaan ↴
garceesaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg