Ceesh
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Cuntada la cuno; quud. ld caysh¹.
Ceesh
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)Nafley noolaansho. ld caysh².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ceesh ↴
caysh | caysh | cayshid | ceeshid | maceeshad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg