Ciddabbax
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:C. ah: haweenay la furay oo cuddadii dhammaysatay. ld cuddabbax¹.
Ciddabbax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)Haweeney la furay ama laga dhintay ciddo dhameysasho. ld cuddabax².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciddabbax ↴
ciddabbixid | cuddabbax | cuddabbax |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg